Hargeysa(Wajaalenews) Maxkamada Gobolka MaroodiJeex ayaa saaka Xukun isku gu Jira xadhiga hal sanno ah, ganaax ,lacaga Iyo in dalka laga mustaafuriyo ku Riday ganacsade kazoo Jeeda Pakistan oo Lagusoo Eedeeyey Inuu Mad-Habta Waafaqsan Shiicada Ka faafinayay Dalka Somaliland.
https://youtu.be/U7XKNj5vN-g
Maxkamada Gobolka Ayaa Iyagu Kiis cad ku helay Ninkan Iyo Nin kale oo la waday Qorshaha lagu faafinayo madhabta Shiicida iyadoona maxkamadu Xukuno kala Duwan ku riday ragaasi