|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maxkamada Gobolka Maroodi-Jeex Oo Xukun Ku Riday Nin Lagu soo Eedeeyey Inuu Mad-habta Shiicada ka Fidinayay Dalka Somaliland
January 12, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Maxkamada Gobolka MaroodiJeex ayaa saaka Xukun isku gu Jira xadhiga hal sanno ah, ganaax ,lacaga Iyo in dalka laga mustaafuriyo ku Riday ganacsade kazoo Jeeda Pakistan oo Lagusoo Eedeeyey Inuu Mad-Habta Waafaqsan Shiicada Ka faafinayay Dalka Somaliland. https://youtu.be/U7XKNj5vN-g Maxkamada Gobolka Ayaa Iyagu Kiis cad ku helay Ninkan Iyo Nin kale oo la waday Qorshaha lagu faafinayo madhabta Shiicida iyadoona maxkamadu Xukuno kala Duwan ku riday ragaasi
Related posts:Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Cambaareeyay Falkii Lagaga Horjoogsaday Hogaamiye Xirsi In Uu Galo Isbitaalk... Daawo:Masuuliyiin Ka Wada Tirsan Xukuumada Madaxwayne Silanyo Oo Mar Kale Hadalo Kulul Is Waydaarsad... "Wasiirka Ganacsiga Ee Ku Fashilmay Xakameynta Sicirka Maciishada Shacabka Somaliland Ayuu Xisbiga K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|