WAJAALE NEWS

DAAWO: Madaxtooyadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI.

Hargaysa(Wajaalenews) -Af-hayeen qasriga Madaxtooyadda Jamhuuradda Somaliland Aadan Xuseen Dayr ayaa maanta jawaab adag ka bixiyay eedo uga yimid Xisbiga siyaasadeedka Mucaaradka ah ee Waddani oo sheegay in waraaq foojari ah oo been abuur ah ay ka soo baxday Madaxtooyadda Somaliland.

https://youtu.be/e4bbamf6q5k

Exit mobile version