DAAWO: Madaxtooyadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Madaxtooyadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI.
January 6, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews) -Af-hayeen qasriga Madaxtooyadda Jamhuuradda Somaliland Aadan Xuseen Dayr ayaa maanta jawaab adag ka bixiyay eedo uga yimid Xisbiga siyaasadeedka Mucaaradka ah ee Waddani oo sheegay in waraaq foojari ah oo been abuur ah ay ka soo baxday Madaxtooyadda Somaliland.

https://youtu.be/e4bbamf6q5k

COMMENTS
LINKS