1) shirkado bangi ahaan u shaqeeya iyadoo sharcigii wali aan la ansixin,
2).shhirkado lacago sharci daro ah daabacadda oo sixir bararka qayb ka ah
3) shirkado aan cashuurta ku waajibtay aan bixin
4) shirkado daynta ku bixiya qaraabo kiil iyo kooxaysi
5) shirkado shaqaalahoda dulmiya…………….HALKAASI SOW AGA MAAHA.
Dhinaca kale dunida muslinka labada nooc bangiba way iska ag furan yihiin “DUAL BANKING”. Tusaale ahaan wadamada GCC ( kuwait, sucuudiga, gadar…) waxaa ka hawlgala dhowr iyo toban bangiyo islaami ah iyo afartameeyo bangiyada kale ah. Pakistan, indonesia iyo meelaha kalena waa la mid. Mulkiilaha doonaya inuu kooto ku xidho suuqa maaliyadeed, laga yeel maayo.
DOODA KA DHANKA AH XEERKANI KAMA DUWANA,TII DISTOORKA IMIKA AY KU GAR NAQSANAYAAN AY KAGA HOR YIMAADEEN. XILDHIBAAN SICIID CILMI IYO MUDANAYAASHA KALE SHAQADOODA HA QABSADEEN, WAANUNA TAAGEERSAN NAHAY.
Qalinkii Hamse Abdirahmaan Khaire