HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Duulista Hawada Somaliland, Cismaan Saxardiid Cadaani, oo shir jaraa’iid ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa faah faahin dheeriya ka bixiyay Sharcigii Xukuumaddu ka soo saartay socdaalka iyo ajaanibka dalka sida sharci darrada ah ku jooga. Wasiirka oo arrimahaas ka hadlaaya.