HARGAYSA(W,N) Sheekh Ismaaciil dheeg o kamid ahaa gudidii nababaynta beelaha ceel afwayn ayaa ka hadlay dil ka dhacay deegaankaasi oo hal qof lagu dilay
Sheekh ismaciil dheeg ayaa si kulul u canbaareeyay dilkaasi fooxa xun ee ka dhaca deegaanka ceel afwayn isaga oo fariin culus udiray beelaha wada dega iyo xukuumadaba
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;