DAAWO;-Sheekh Ismaaciil Dheeg Oo Kamid Ahaa Gudidii Nabadaynta Ceel Afwayn Ayaa Ka Hadlay Dilkii ka Dhacay Deegaankaasi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Ismaaciil Dheeg Oo Kamid Ahaa Gudidii Nabadaynta Ceel Afwayn Ayaa Ka Hadlay Dilkii ka Dhacay Deegaankaasi
May 24, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Sheekh Ismaaciil dheeg o kamid ahaa gudidii nababaynta beelaha ceel afwayn ayaa ka hadlay dil ka dhacay deegaankaasi oo hal qof lagu dilay

Sheekh ismaciil dheeg ayaa si kulul u canbaareeyay dilkaasi fooxa xun ee ka dhaca deegaanka ceel afwayn isaga oo fariin culus udiray beelaha wada dega iyo xukuumadaba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS