WAJAALE NEWS

DAAWO; Tifaftiraha BBCda Mary Herbal Oo Kormeer ku Tagtay Wasaaradda Warfaafinta.

Tafatiraha BBC-da Ee Afrika Mary Herbal, ayaa Booqasho ku Timi Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland, waxanay kulan la qaadatay Masuuliyiin Wasaaradda Warfaafinta, Iyadda oo  Tacsi U Dirtay Ehelkii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Xasan CAWKE.

Exit mobile version