HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Wakiillada JSL ayaa Cod aqlabiyad ah ku diiday Wasiirnimada Wasiirka wasaarada Arimaha Bulshada Cali Xoor Xoor oo uu dhawaan madaxwayne Biixi Magacaabay isla markaasina maanta hor yimid golaha wakiilada Somaliland
30 xildhibaan ayaa diiday
6 xildhibaan ayaa ogolaaday
9 xildhibaana way ka aamuseen