HARGAYSA(Wajaalenews) Murashax Xildhibaan Axmed Kijaandhe oo mudo kooban dalka dibadiisa safar shaqo ugu maqnaa ayaa galabta sibalaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa
Soo dhawaynta murashax kijandhe oo ka tirsan garabka isbahaysiga Dimuqraadi doonka kulmiye ee qaadacay doorashadii xisbiga ayaa soo dhawayntii waxaa ka qaybgalay salaadiyiin, aqoonyahan, waxgarad, haween iyo dhamaan qayabaha bulshada dhamaantood.