Hargaysa(Wajaalenews) -Gudida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaran ee golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi galinta Somaliland Md. Cabdillahi Maxamed Daahir Cukuse Uu ka raali galiyay hadalo uu hore warbaahinta ugu mariyay iyo eedo uu hore ugu eedeyay in ay yihiin Xubno Mucaarid ah.
https://youtu.be/j1Vl8cOjWFE