GABILEY(W,N)-Munaasibad sagootin ah ayaa magaalada gabiley loogu qabtay badhasaabkii kuxigeenkii ugu mudada dheeraa ee gobolka gabiley cali case oo dhawaan madaxwayne biixi udalacsiiyay badhasaabka gobolka saaxil
Munaasibadan ayaa waxaa kazoo qaybgalay badhasaaba gobolka gabiley maayarka magaalada, waxgarad iyo qaybaha kale duwan ee bulshada taasi oo uu goob joog ka ahaa badhasaab cusub ee saaxil cali case oo isaga lagu maamuusay munaasibadan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;