WAJAALE NEWS

DAAWO; Wafti Wasiiro Iyo Xildhibaano Ah Oo Maanta Ka Qaybgalay Wareejinta Riig Biyood Loogu Talo Galay Degmada Tog Wajaale.

DAAWO; Wafti Wasiiro Iyo Xildhibaano Ah Oo  Maanta  Ka Qaybgalay Wareejinta  Riig Biyood Loogu Talo Galay Degmada Tog Wajaale.

GABILEY(Wajaalenews) Wafti baaldhan ka tirsan xukuumada somaliland xildhibaanada gala soo doortay gobolka gabiley safiirka somaliland u fadhiya emaraatka carab iyo haayad khayriya ayaa maanta riig biyood ku wareejiyay maamulka magaalada togwajaale oo uu weheliyo maayarka gabiley iyo badhasaabkuxigeenka gobolka.

https://youtu.be/anyaM3P5qV8

Exit mobile version