WAJAALE NEWS

DAAWO ; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu kaga Hadlay

Hargaysa(W,N) Madaxwaynah Jamhuuriyada somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa lala yeeshay Waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay xaaladaha xiligan taagan Ee Somaliland Iyo heshiiska Dekeda Berbera

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa  si gaara u taabtay aragtida maamula muqdisho ee diidmada heshiiska somaliland iyo dp world.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version