DAAWO; Wafti Wasiiro Iyo Xildhibaano Ah Oo Maanta Ka Qaybgalay Wareejinta Riig Biyood Loogu Talo Galay Degmada Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wafti Wasiiro Iyo Xildhibaano Ah Oo Maanta Ka Qaybgalay Wareejinta Riig Biyood Loogu Talo Galay Degmada Tog Wajaale.
September 4, 2015 - Written by Editor:

DAAWO; Wafti Wasiiro Iyo Xildhibaano Ah Oo  Maanta  Ka Qaybgalay Wareejinta  Riig Biyood Loogu Talo Galay Degmada Tog Wajaale.

sawirka gabiley 2

GABILEY(Wajaalenews) Wafti baaldhan ka tirsan xukuumada somaliland xildhibaanada gala soo doortay gobolka gabiley safiirka somaliland u fadhiya emaraatka carab iyo haayad khayriya ayaa maanta riig biyood ku wareejiyay maamulka magaalada togwajaale oo uu weheliyo maayarka gabiley iyo badhasaabkuxigeenka gobolka.

https://youtu.be/anyaM3P5qV8

riig 3 riig

COMMENTS
LINKS