HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha bangiga dhexe somaliland oo kulan la lahaa gudida joogtada ee golaha guurtida ayaa dabaalka ka qaaday caqabadaha haysta baanka somaliland iyo saamaynta ay ku leeyihiin lacagaha qalaad edahab iyo zaadka dhamaan Adeegyadan oo meesha ka saaray shilinka somaliland
Waxa kale oo uu ka warbixiyay halka uu ku danbeeyay awaamiirtii ay soo jeediyeen
caqabadaha ka horyimid isticmaalka shillinka somaliland oo ay soo jeediyeen in lagu isticmaalo ZAAD
Sidoo kale wuxu xusay in ay talaabooyin ka qaadayaan dhamaan shirkadaha iyo sariflayaasha fulin waaya amaradooda.