GABILEY(Wajaalenews) Wafti Wasiiro ah oo maanta Gobolka Gabiley soo gaadhay waftigan oo ka mid ahaayeen Wasiirka warshadaha wasiirka ganacsiga Somaliland , wasiirka beeraha wafti ayaa Kulan uu layeeshay madaxda gobolka ay warbaahintu Dibada ka ahayd iyagoo sheegay in ay kawada hadleen arimo badan oo haatan taagan dalkeena sida abaaraha ba’an ee ka jira gaygeena Somaliland gaar ahaan gobolkan wax soo saarka ee gabiley iyo Arinta mucaaridka
Waxa kale o ay safarkan lamida ku tageen magaalada togwajaale