WAJAALE NEWS

DAAWO;Dhulkii Xabaalaha Sheedaha ee Hargaysa oo La boobayo Iyo Dadwaynaha Xaafadaasi Baaq Udiray Xukuumada

Waxgaradka iyo Deegaanka Xaafadda sheedaha ee Magaalada hargaysa ayaa ugu baaqay dawlada Hoose ee caasimaddu inay wax ka qabato dhulkii xabaalahaasi oo ay dad gaar ahi dhul ahaan u boobayaan, waxayna waxgaradku dalbadeen in laga qabteen dhismaha gidaar sare oo dhulka inta hadhay lagu wareejiyo.

 

 

Exit mobile version