DAAWO;Dhulkii Xabaalaha Sheedaha ee Hargaysa oo La boobayo Iyo Dadwaynaha Xaafadaasi Baaq Udiray Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Dhulkii Xabaalaha Sheedaha ee Hargaysa oo La boobayo Iyo Dadwaynaha Xaafadaasi Baaq Udiray Xukuumada
June 29, 2015 - Written by Editor:

Waxgaradka iyo Deegaanka Xaafadda sheedaha ee Magaalada hargaysa ayaa ugu baaqay dawlada Hoose ee caasimaddu inay wax ka qabato dhulkii xabaalahaasi oo ay dad gaar ahi dhul ahaan u boobayaan, waxayna waxgaradku dalbadeen in laga qabteen dhismaha gidaar sare oo dhulka inta hadhay lagu wareejiyo.

 

 

COMMENTS
LINKS