WAJAALE NEWS

DAAWO: Xukuumada & Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Heshiiskii Axsaabta Siyaasadda.Sheegayna In Aanay Ka Bixin Heshiiskii

HARGAYSA(Wajaalenews)Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta si wadajir ah u caddeeyey in aanay marnaba ka bixin heshiiskii ay wada galeen xisbiyadasiyaasaddu ee lagu odorosay xiliga ay qabsoomayaan doorashooyinka Madaxweynaha iyo Wakiiladu.

 

Exit mobile version