HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga wadani xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa sheegay in xukuumada xisbiga ulmiye ay ka baxday heshiishkii ay wada galeen islamarkaana dagaal ay lagalayaan ismarkaana ay dacwad ka gudbinayaan.
Sidoo kale xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa xukuumada ku eedeeyay in ay hantidii qaranka ugu ololaynayso musharixiin ay wadato
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;