LAASCANOOD(WAJAALENEWS) Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeyo Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa kormeer shaqo ku tagey sal dhigyada ciidamada qaranka ee gobolka sool isagoo u kuur galaya xaalada guud ee ciidamada qaranka ee jiidahaas ku sugan
DAAWO; Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Kormeer ku Tagay Gobolka Sool
