War Deg Dega Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xubno Kamida Golaha Wasiirada Ayaa Socod Tamashlayna Ku Dhex maraya Qaybo Kamida Magaalada Hargaysa
Hargaysa(Wajaalenews) madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo xubno kamida golihiisa wasiirada ayaa galabta safar indho indhayna iyo tamashle ku gaalaa bixiyay qaybo kamida caasimada hargaysa isagoo ugu horay socodkiisa ka bilaabay degmada maxamuud haybe isagoo somaray meheradaha waawayn ee bulshadu iskugu timaado
dhinaca kale wuxuu socdaalku soo maray suuqa wayn ee gobonimo madaxwayanaha ayaa waxaa hareera ka socda wasiirka arimaha gudaha wasiirka maaliyada iyo xubno kale oo ka mida madaxda ciidamada
wixii kasoo krdha kala soco wajaalenews