|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Dega Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xubno Kamida Golaha Wasiirada Ayaa Socod Tamashlayna Ku Dhex maraya Qaybo Kamida Magaalada Hargaysa
May 14, 2015 - Written by Editor:War Deg Dega Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xubno Kamida Golaha Wasiirada Ayaa Socod Tamashlayna Ku Dhex maraya Qaybo Kamida Magaalada Hargaysa Hargaysa(Wajaalenews) madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo xubno kamida golihiisa wasiirada ayaa galabta safar indho indhayna iyo tamashle ku gaalaa bixiyay qaybo kamida caasimada hargaysa isagoo ugu horay socodkiisa ka bilaabay degmada maxamuud haybe isagoo somaray meheradaha waawayn ee bulshadu iskugu timaado dhinaca kale wuxuu socdaalku soo maray suuqa wayn ee gobonimo madaxwayanaha ayaa waxaa hareera ka socda wasiirka arimaha gudaha wasiirka maaliyada iyo xubno kale oo ka mida madaxda ciidamada wixii kasoo krdha kala soco wajaalenews Related posts:Daawo:“Hada Waxa Socota In Dalkii La Ilaaway Oo Nin Kastaa Isleeyahay Muusaa Soo Baxayee Yaanu Wasii... “WHO Xaq Baa Loogu Leeyahay Xogta Ay Ka Hesho Somaliland Ee Ay Rasmi Ahaan Ka Qaadato Inay Cadayso H... Waddani iyo Ucid oo Ka Arrinsanaya Xaaladaha Siyaasadeed Ee Dalka, Xilli Uu Madaxweyne Biixi Socdaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|