WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Komishanka Doorashooyinka Qaranka jsl!

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga Ucid ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta wada yeesheen komishanka doorashooyinka qaranka kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo la xidhiidha doorashooyinka iyo mudayntooda.

Exit mobile version