WAJAALE NEWS

Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Laba Xeer Horgeeyay Golaha Wakiilada.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland scad cali shire ayaa Xildhibaanada golaha wakiilada horgeeyay laba xeer oo kusaabsan xeerarka dhakhli ururinta

Sidoo kale wasir sacad ayaa faah faahin ka bixiyay laba xeer iyo ujeedada ay la leeyihiin ,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version