WAJAALE NEWS

DAAWO: Dhibaatooyinka la Gaadhsiiyo Somalida ka Ganacsata ama ku Nool South-Africa

Cape-Town-(Wajaalenews)-Soomaaliada ganacsatada ah ee ku nool dalka South -Africa ayaa waxaa lagula kacaa arimo ay ka mid yihiin dil, dhac & Jinsi nacayb.

Barnaamijkan ayaa waxaa lagu falan qeeyay dhibaatada la gaadhsiiyo Soomaalida iyo dadka kale ee Afrikaanta ah, waxaana goobta lagu casuumay Gudoomiyaha ganacsatada Soomaaliyeed iyo Nin u dooda dadka South Afrikaanta ahwuxuuna ka hadlay  sida ay Soomaalida ula dhaqmaan dadka South-Afrikaanka madowga ah ee TownShip-yada ku nool

 

Exit mobile version