|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Dhibaatooyinka la Gaadhsiiyo Somalida ka Ganacsata ama ku Nool South-Africa
April 20, 2015 - Written by Editor:Cape-Town-(Wajaalenews)-Soomaaliada ganacsatada ah ee ku nool dalka South -Africa ayaa waxaa lagula kacaa arimo ay ka mid yihiin dil, dhac & Jinsi nacayb. Barnaamijkan ayaa waxaa lagu falan qeeyay dhibaatada la gaadhsiiyo Soomaalida iyo dadka kale ee Afrikaanta ah, waxaana goobta lagu casuumay Gudoomiyaha ganacsatada Soomaaliyeed iyo Nin u dooda dadka South Afrikaanta ahwuxuuna ka hadlay sida ay Soomaalida ula dhaqmaan dadka South-Afrikaanka madowga ah ee TownShip-yada ku nool
Related posts:Filashada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI, Baqaha Guddoomiye Cirro Iyo Badheedhaha Jidhif. Madaxweynaha Jsl Oo Kulan Mahadnaq Ah La Qaatay Guddida Doorashooyinka Qaranka, kana hadlay Doorasha... “Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|