WAJAALE NEWS

DAAWO;Muxaadaro ka Dhan ah Mukhaadaraadka oo ay jeediyeen Dr Gabboose & Sh Mustafe

HARGEISA(Wajaalenews)Mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Somaliland iyo qaar ka mid ah culima’udiinka waaweyn ee Dalka ayaa ka qayb galay muxaadaro balaadhan oo ku saabsanayd la dagaalanka mukhaadaraadka, taasoo ay si wadajir ah u soo jeedinayeen Dr Maxamed Cabdi Yuusuf gabboose iyo Sheekh Mustafe Xaaji ismaaciil.

Exit mobile version