DAAWO;Muxaadaro ka Dhan ah Mukhaadaraadka oo ay jeediyeen Dr Gabboose & Sh Mustafe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Muxaadaro ka Dhan ah Mukhaadaraadka oo ay jeediyeen Dr Gabboose & Sh Mustafe
February 27, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews)Mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Somaliland iyo qaar ka mid ah culima’udiinka waaweyn ee Dalka ayaa ka qayb galay muxaadaro balaadhan oo ku saabsanayd la dagaalanka mukhaadaraadka, taasoo ay si wadajir ah u soo jeedinayeen Dr Maxamed Cabdi Yuusuf gabboose iyo Sheekh Mustafe Xaaji ismaaciil.

COMMENTS
LINKS