HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa Xadhiga Kajarka Guuleed Plaza iyo Guuleed Park Hotel.
Mulkiilaha Guuleed Hotels ,Cumar Cali Guuleed ayaa ka waramay Muhiimada ay uu dhismahan Cusubi u leeyahay Ganacsiga Somaliland kaasi oo uu sheegay in dhismahan laga helidoono Noocyada kala duwan ee ganacsiga.