WAJAALE NEWS

Daawo, Fanaanada Raxma Rose Oo Wacdaro ka Dhigtay Habeenkii xuska Jacaylka Iyo Jaaliyada Somaliyeed Ee Dalka Holland

Fannaanada reer Djibouti ee Raxma Rose ayaa soo qaaday Heeso aad u macaan oo ay berri samaadkii ku luuqayn jirtay Fannaanadda caanka ah ee Hibo Maxamed Guddoon oo ka mid ahayd horseedkii Hobolladdii Waabari.

Heesaha muuqaalkaas cusub ee Raxma Rose oo aad uga heli doontid

Exit mobile version