Daawo, Fanaanada Raxma Rose Oo Wacdaro ka Dhigtay Habeenkii xuska Jacaylka Iyo Jaaliyada Somaliyeed Ee Dalka Holland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo, Fanaanada Raxma Rose Oo Wacdaro ka Dhigtay Habeenkii xuska Jacaylka Iyo Jaaliyada Somaliyeed Ee Dalka Holland
February 17, 2015 - Written by Editor:

Fannaanada reer Djibouti ee Raxma Rose ayaa soo qaaday Heeso aad u macaan oo ay berri samaadkii ku luuqayn jirtay Fannaanadda caanka ah ee Hibo Maxamed Guddoon oo ka mid ahayd horseedkii Hobolladdii Waabari.

Heesaha muuqaalkaas cusub ee Raxma Rose oo aad uga heli doontid

COMMENTS
LINKS