Berbera(W.N): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta daboolka ka qaaday in Xukuumada Somaliland ay la degtay Shixnadii Hubka ahayd ee Saarnayd Markab dhawrkii Cisho ee u danbeeyay ku xidhnaa Dekeda Magaalada Berbera.
halkan hoose ka daawo warkaasi oo faahfaahsan;