DAAWO: Dowladda Somaliland Oo La Degtay Shixnadii Hubka Ahayd Ee Saarnayd Markabkii Beryahanba Dekada Berbera lagu Haystay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Dowladda Somaliland Oo La Degtay Shixnadii Hubka Ahayd Ee Saarnayd Markabkii Beryahanba Dekada Berbera lagu Haystay
February 2, 2015 - Written by Editor:

warancade
Berbera(W.N): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta daboolka ka qaaday in Xukuumada Somaliland ay la degtay Shixnadii Hubka ahayd ee Saarnayd Markab dhawrkii Cisho ee u danbeeyay ku xidhnaa Dekeda Magaalada Berbera.
halkan hoose ka daawo warkaasi oo faahfaahsan;

COMMENTS
LINKS