WAJAALE NEWS

DAAWO;Golaha Guurtida oo Dood Ka Yeeshay Nabadgelyada JSL Halka Ay Marayso

HARGEISA(Wajaalenews);Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi Md SiciidJaamac Cali mudanayaashu waxay dood adag ka yeesheen arimaha nabadgelyada iyo muhiimada ay u leedahay Bulshada

 

 

 

Exit mobile version