HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa dood ka yeeshay dadka soo galootiga ooo kusoo badanaya somaliland saamaynta ay u yeesheen shaqooyinkii dadkamuwaadiniinta ah ay ka shaqaynayeen.
Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa soo jeediyay in loo yeedho wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha laanta socdaalka si wax looga waydiiyay arimahan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;