Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Dood Ka Yeeshay Dadka Soo Galootiga Ah Oo Dalka Kusoo Badanaya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Dood Ka Yeeshay Dadka Soo Galootiga Ah Oo Dalka Kusoo Badanaya!
May 28, 2022 - Written by Editor:

 

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa dood ka yeeshay dadka soo galootiga ooo kusoo badanaya somaliland saamaynta ay u yeesheen shaqooyinkii dadkamuwaadiniinta ah ay ka shaqaynayeen.

Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa soo jeediyay in loo yeedho wasiirka arimaha gudaha iyo  taliyaha laanta socdaalka si wax looga waydiiyay arimahan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS