WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Jsl Oo Dood Ka Yeeshay Xeer Muran Ka Dhex Abuuray Golaha Wakiilada!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo ku guda jira kal fadhigoodii ayaa dood ka yeeshay xeerka madaxdhaqameedka oo muran ka dhex abuuray golaha wakiilada oo iyagu leh awooda curinta xeerka madaxdhameedka.

Mudanayaasha golaha guurtida ayaa soo jeediyay in aan la aqbali Karin xeerka ay soo curiyeen golaha wakiilada islamarkaana ay ku samaynayaan dib u eegis iyo waxka badal

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version