WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Daahfuray Qayb Cusub Oo Shirkada ADCO ku Soo Kordhisay Adeegyadeeda.

DAAWO; Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Daahfuray Qayb Cusub Oo Shirkada ADCO ku Soo Kordhisay Adeegyadeeda.

HARGEISA(Wajaalenews);Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Muuse Qaasim ayaa maanta furay qayb cusub oo shirkada bugaagta ADCO soo koordhisay taaso soo saaraysa waaraqaha A4-ta ah.

Exit mobile version