Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed “Dahab” oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaidka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadley deeq waxbarsho oo ay heshay Somalilan, Isagoo wasaarada waxbarshada ku eedeeyay inay deeqdaasi waxbarasho ay ka reebtay gobolada Sanaag iyo Sool taas badal keedana ay ka faa,idaysatay maaulka Puntland oo ay deeq waxbarasho siisay ardayda ka soo jeeda goboladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka