|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Eedo Culus U Jeediyay Wasaarada Waxbarashada Somaliland
September 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed “Dahab” oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaidka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadley deeq waxbarsho oo ay heshay Somalilan, Isagoo wasaarada waxbarshada ku eedeeyay inay deeqdaasi waxbarasho ay ka reebtay gobolada Sanaag iyo Sool taas badal keedana ay ka faa,idaysatay maaulka Puntland oo ay deeq waxbarasho siisay ardayda ka soo jeeda goboladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Gudida Ganacsatada Beesha Subeer Awal ee East Africa oo taageeray Go,aankii odayaasha beesha ee ku a... Halista Ku Deyran Meelmarinta Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya! Siyaasi Cali Guray. Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xayiraada Dalka Sucuudiga Ka Qaaday Xoolaha Somalida Iyo Tirada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|