WAJAALE NEWS

DHAGAYSO ;Ururka Dhalinyarada Subeer AwaL ee Jiidali oo maanta booqaday dadkii ku waxyeeloobay mudaharaadkii Gabiley Xukuumaddan ku Ee Deeyey Maamul Xumo iyo Masuuliyad Daro

jidali4 GABILEY(Wajaalenews); Ururka dhalinyarada Subeer Awal ee jiidali ayaa maanta buuqasho ugu tagay dadkii ku waxyeeloobay mudaharaadkii magaalada gabiley iyo ehelka sarkaal kii ciidanka qaranka ee lagu dilay magaalada quruligud iyagoo guud ahaan bulshada reer gabiley uga tacsiyadeeyay falkii foosha xumaa ee lagu dilay marxuum maxamed yuusuf oo kamid ahaa saraakiisha ciidan qaran
Waxa kale oo wax laga xumaado ay ku tilmaameen sidii xabada nool loola dhacay shacbiga reer gabiley

Halkan Hoose Ka Dhagayso .

[Audio:https://wajaalenews.net/wp-content/uploads/2014/09/Jiidali-2o-bisha.mp3]

Exit mobile version