WAJAALE NEWS

Guddida Qaban Qaabada Shirweynaha 5 aad Ee Ururka SOLJA Oo Doortay Hoggaan

Hargeysa(Wajaalenews) Guddida qaban qaabada Shirweynaha shanaad ee Ururka Suxufiyiinta Solja ayaa manta doortay hogaanka hagi doona Hawlaha guddida qaban qaabadda.

Guddida qaban qaabada Solja waxay gudoomiye u doorteen Maxamed Maxamud (Ilkacase), Ku-xigeen Najax Aadan Cunaaye,Xoghayana Yaxye Sh Ismaaciil.

Guddidan oo maanta ay u ahayd maalintoodii koowaad waxa laga rajaynayaa inay shirweynaha Solja muddeyaan isla markaana soo xulaan Ergooyinka Shirweynaha

WAJAALENEWS DESK

Exit mobile version