|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddida Qaban Qaabada Shirweynaha 5 aad Ee Ururka SOLJA Oo Doortay Hoggaan
August 17, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Guddida qaban qaabada Shirweynaha shanaad ee Ururka Suxufiyiinta Solja ayaa manta doortay hogaanka hagi doona Hawlaha guddida qaban qaabadda. Guddida qaban qaabada Solja waxay gudoomiye u doorteen Maxamed Maxamud (Ilkacase), Ku-xigeen Najax Aadan Cunaaye,Xoghayana Yaxye Sh Ismaaciil. Guddidan oo maanta ay u ahayd maalintoodii koowaad waxa laga rajaynayaa inay shirweynaha Solja muddeyaan isla markaana soo xulaan Ergooyinka Shirweynaha WAJAALENEWS DESK Related posts:DAAWO; Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Hadalo kasoo Yeedhay Maayarka Gab... DAAWO: Ganacsade Cabdiraxman Boore Oo Ka Dareen Celiyay Dacwadii u Dhaxaysay Isaga Iyo Dawlada Djabu... DAAWO; Orodka 10 km ah Ee Lagu Qabto Dalka Djabouti Oo Uu Kaalinta 4aad Ka Galay Arday Ka Socday J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|