WAJAALE NEWS

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Sidii Ay Udhacay Xuskii 18may Iyo Waxyaabihii La yaabka Lahaa Ee kula Kulmay!

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdirashiid jaamac dhari (sheekhul axmarka) oo kamida xubnaha sare sare ee xisbiga wadani kana mid ahaa xubnihii lagu soo marti qaaday ka qabgalka munaasibada 18may ayaa ka hadlay aragtida sida uu u arko qaabki ay udhacday xafladu iyo waxyaabihii uu goob jooga u ahaa

HALKAN KA DAWO MUUQALKA WARKAN’;

Exit mobile version