Hargaysa(W,N) Wasiiru Dawlaha Wasaarad Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa Kulan oo uu saaka iskugu yeedhan Qaarkamida madax dhaqameedaka waxgaradka iyo masuuliyiinta beelaha wada dega Dhul daaqsimeedka deegaanada Xeebta Dooxa Biji ee Waqooyiga Hargaysa.
Sidoo kale shirkan ayaa markii uu woxogaa socday waxaa Saluugay Qaarkamida Odoyaasha ay khusayso muranka dhulkan . kuwaasi o gabi ahaanba qaadacay go,aamadan iyo sida wax loo wado.
https://youtu.be/cjQGW1aBaY8