WAJAALE NEWS

Daawo Wasiirka Biyaha Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayaan Biyo Galinta Magaalada Hargeisa Ee Xunbo Wayne

Hargeisa(W.N)Wasiirka Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale Ayaa Ka Waramay Halka Ay Marayaan Biyo Galinta Casimada Somaliland Ee Hargeisa arintaasi Oo Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Ay Ka Dhasheen Muran Dhanka Biyaha Kuwasi Oo U Dhexeeyo Dadka Deegaanada Biyaha Lasoo Gaadhsiinayo Iyo Halka Ay Ka Imanayaan,Ka Dib Markii Uu Murankaasi Meel Xasaasiya Gaadhayna Waxa Uu Madaxwaynaha Somalilandaxmed maxamed maxamuud siilaanyo Magacaabay Gudiga Xalu helida Biyo Galinta Caasimada hadaba warkaasi oo faahfaahsan hoos ka daawo:

Exit mobile version