WAJAALE NEWS

Dhacdo Naxdin Leh Wiil ka Xanuunsanaya Xaga Dhimirka Oo Dab Uu Qabad Siiyay Guri Uu Sobobay Dhimashada Gabadh Yar.

Hargaysa(W,N) Hooyada Dhashay Gabadh yar oo ku dhex gubtay gurigooga ayaa sheegay in Guri uu dabka qabadsiiyay wiil yar oo xaga dhimirka ka Xanuunsanaya Halkaasi oo uu ku shuf Beelay Gurigii iyo Wixii Naf iyo Maalba Ku jiray.

Exit mobile version